Maxay ka wada hadleen Raisul Wasaare Khayre iyo danjire Ben Fender?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Danjire Ben Fender. Mudane Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka iyo iskaashiga labada Dal gaar ahaan dhinacyada … Continue reading Maxay ka wada hadleen Raisul Wasaare Khayre iyo danjire Ben Fender?